laamayn
(Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine)

eeg laamee.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh laamayn

calaamayn [m.dh]
ld calaamadin.

dhallaamayn [m.f.dh]
eeg dhallaamee.

haylaamayn [m.dh]
ld haylid.

laama [m.dh]
(c.nafl.) Naasley geela la bah ah oo aan kurus lahayn, lagana helo Ameerikada koofureed, leh sur dheer oo dhuuban, dhego dhaadheer iyo dhogor jilicsan, cufan oo dhaadheer oo la rarto, hilibkeedana la cuno, dhogorteedana dhar laga sameeyo.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg