laambad
(m.dh) (-do, m.l)1. Qasac yar oo af dheer iyo dheg la qabsado leh oo la ifsado. 2. Nal.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh laambad ↴
masrad [m.l] (-ddo/-dyo, m.dh)
Mislaax; siraad; faynuus; laambad.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg