laan
(m.l)1. Xubinta taranka ee haweenka. 2. Geed lugtool ah. 3. Geed bixiya miro laysku daaweeyo. 4. ld laam. Magaca carbeedka xarafka “L”.
laan
(m.dh) (-aamo/-aano, m.l)1. Faraca ka soo baxa jirridda geedka. 2. Qayb ka soo farcanta waax hay'adeed. 3. Qori af buuran oo badarka la karinayo lagu waalaqo.
Geel dhalaan qaaday ma dheera.*
* = Waxaa kudaray Akhristayaasha.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh laan ↴
oggolaan [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg oggol². ld oggolaansho. oggol, oggolaansho
oggolaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
eeg oggolow. ld oggolaan. oggolaan, oggolow
iclaan [m.l]
War la sheego oo aad loo faafiyo oo dadka la wada garsiiyo; ogeysiis. ogeysiis
idlaan [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg idil. ld idlaansho, idlaasho. idlaansho, idlaasho
idlaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld idlaan. idlaan
laagwebi [m.dh] (-go ..., m.l)
(juqr.) Laan ama farac ku darmaya mid kale oo ka weyn oo webi.
laako [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
1. Laangeed oo labo qaybood u kala baxdo. 2. Mataano. 3. Fallaar, dabbaanta ka yara ballaaran oo aan dhega lahayn.
laam [m.l]
ld laan¹ (4).
laamallooye [m.l]
(bot.) Geed laan kaliya ka kooban oo dheer, jirriddiisuna dhuubantahay, dushana had iyo jeer ku leh caleemo cagaaran. ld laamalloodshe.
laamee [Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2] (-meeyay, -maysay)
1. Geed laamo yeelasho. 2. Ilmo laan yar la dhicid.
la [mu.y.ac]
Magacuyaal tilmaamaya in faluhu
uu yahay qof aan la aqoon ama aan la
caddaynin. Tus. “Waa la yiri”.
la [h]
Qurub lagu isticmaalo falka bidixdiisa oo tilmaamaya wehelin ama wax wada qabsi. Tus. “Cali buu la socdaa”, “Wuu ila shaqeeyaa”, “Kursigaan la tag!”.