laandheere
(m.l) (-rayaal, m.l/dh)1. Qof qabiil tira badan ka dhashay oo gobnimo ku faano. 2. Qabiil tiro badan.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh laandheere ↴
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg