laangoo
(Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2) (-gooyay, -goysay)Laan gooyo samayn.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh laangoo ↴
laangooyn [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg laangoo. ld laangooyo (1).
laangooyo [m.dh]
1. ld laangooyn. Goynta xilli abaar ah xoolo loo gooyo geedaha magoolay laamahooda. 2. Jaridda meel jiq ah laame laga jaro si loo maro. 3. Astaan lagu muujiyo jaho la aaday.
falfal [m.l]
1. Hilib cad, ama cadad waaweyn oo biyo lagu kariyey. 2. Jid laangooyo lagu sameeyey. 3. Sixir.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg