laangooyn
(Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine)eeg laangoo. ld laangooyo (1).
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh laangooyn ↴
laangooyo [m.dh]
1. ld laangooyn. Goynta xilli abaar ah xoolo loo gooyo geedaha magoolay laamahooda. 2. Jaridda meel jiq ah laame laga jaro si loo maro. 3. Astaan lagu muujiyo jaho la aaday.
laangoo [Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2] (-gooyay, -goysay)
Laan gooyo samayn.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg