laaq
(m.dh)1. Wax isku qasan. 2. Cod dad oo meel dheer laga maqlo.
laaq
(Fal Gudbe1 | Verb Transitive1) (-qay, -qday)Wax isku qasid.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh laaq ↴
laaqi [Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2] (-iyay, -isay)
Luuqayn.
laaqid [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg laaq².
laaqin [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg laaqi. ld laaqis.
laaqis [m.l]
ld laaqin.
akhlaaq [m.dh]
Dabeecad, dhaqan.
balaaqo [m.dh]
Hadal murti badan huwan oo sida uu u yaal macne ka duwan leh.
calaaqaad [m.l]
ld calaaqo.
calaaqad [m.dh]
ld calaaqo.
la [mu.y.ac]
Magacuyaal tilmaamaya in faluhu
uu yahay qof aan la aqoon ama aan la
caddaynin. Tus. “Waa la yiri”.
la [h]
Qurub lagu isticmaalo falka bidixdiisa oo tilmaamaya wehelin ama wax wada qabsi. Tus. “Cali buu la socdaa”, “Wuu ila shaqeeyaa”, “Kursigaan la tag!”.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg