laaqid
(Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine)eeg laaq².
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh laaqid ↴
cilaaqid [m.f.dh]
eeg cilaaq². ld ilaaqid.
dalaaqid [m.f.dh]
eeg dalaaq³. ld dalaaq¹.
halaaqid [m.f.dh]
eeg halaaq². ld halaaq¹ (2).
hulaaqid [m.f.dh]
eeg hulaaq². ld hulaaq¹.
ilaaqid [m.dh]
ld cilaaqid.
walaaqid [m.f.dh]
eeg walaaq². ld walaaq¹.
laaq [m.dh]
1. Wax isku qasan. 2. Cod dad oo meel dheer laga maqlo.
laaq [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-qay, -qday)
Wax isku qasid.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg