laas
(m.l) (-sas, m.l/-syo, m.dh)Ceel yar.
laas
(m.l) (-sas, m.l/-syo, m.dh)(juqr.) Bed lamaddegaanka bartamahiisa ku yaal oo biyaha laga helo agtood bacrin ah.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh laas ↴
saabbilaash [m.l]
Saab weyn oo alaabta lagu rito. saab
eeg [m.l]
1. Meel laas u eg. 2. Meel la qoday oo biyuhu fariistaan.
idlaasho [m.dh]
ld idlaan. idlaan
laasad [m.l]
ld laysasho.
laasasho [m.dh]
ld laysasho.
laashin [m.l] (-nno, m.dh)
Qof maansada tiriya.
laashin [m.dh] (-imo, m.dh)
Laba laamood oo mataano ah middood.
laashinnimo [m.dh]
Laashin ahaansho.
la [mu.y.ac]
Magacuyaal tilmaamaya in faluhu
uu yahay qof aan la aqoon ama aan la
caddaynin. Tus. “Waa la yiri”.
la [h]
Qurub lagu isticmaalo falka bidixdiisa oo tilmaamaya wehelin ama wax wada qabsi. Tus. “Cali buu la socdaa”, “Wuu ila shaqeeyaa”, “Kursigaan la tag!”.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg