laashin
(m.l) (-nno, m.dh)Qof maansada tiriya.
laashin
(m.dh) (-imo, m.dh)Laba laamood oo mataano ah middood.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh laashin ↴
laashinnimo [m.dh]
Laashin ahaansho.
jiilaashin [m.l]
Dabayl dhacda waqtiga jiilaalka ah. ld jiilaashi.
maansayahan [m.l]
Qof maanso curinta yaqaan; gabyaa; heesaa; laashin.
shaacir [m.l] (-rro, m.dh)
Qof maansoole ah; laashin.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg