laasim
(Magac Lab Khabar | Noun Masculine Predicate)Wax joogto ah.
laasim
(Falkaab | Adverb)Lamahuraan ah. ld laasin².
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh laasim ↴
laasimasho [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg laasimo.
laasimid [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg laasin³.
laasimo [Fal Gudbe3 | Verb Transitive3] (-intay, -imatay)
1. Wax caadaysasho. 2. Meel ku raagid.
laasin [Falkaab | Adverb]
ld laasim².
laas [m.l] (-sas, m.l/-syo, m.dh)
Ceel yar.
laas [m.l] (-sas, m.l/-syo, m.dh)
(juqr.) Bed lamaddegaanka bartamahiisa ku yaal oo biyaha laga helo agtood bacrin ah.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg