laasimo
(Fal Gudbe3 | Verb Transitive3) (-intay, -imatay)1. Wax caadaysasho. 2. Meel ku raagid.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh laasimo ↴
laasimasho [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg laasimo.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg