laasin
(m.l) (-immo, m.dh)1. Nooc ka mid ah siyaaqadda ay dumarku qaataan oo ka samaysan dahab ama lacag. 2. Raatibka tusbaxa.
laasin
(Fal Gudbe/Magudbe1 | Verb Transitive/Intransitive1) (-intay, -imatay; -imi)1. Nooc ka mid ah siyaaqadda ay dumarku qaataan oo ka samaysan dahab ama lacag. 2. Raatibka tusbaxa.
laasin
(Falkaab | Adverb)ld laasim².
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh laasin ↴
laasimid [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg laasin³.
laasim [Falkaab | Adverb]
Lamahuraan ah. ld laasin².
laas [m.l] (-sas, m.l/-syo, m.dh)
Ceel yar.
laas [m.l] (-sas, m.l/-syo, m.dh)
(juqr.) Bed lamaddegaanka bartamahiisa ku yaal oo biyaha laga helo agtood bacrin ah.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg