laaso
(Fal Gudbe3 | Verb Transitive3) (-stay, -satay)ld layso.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh laaso ↴
dhangalaaso [m.dh] (-ooyin, m.l)
Ku dhufashada gacanta oo furan si xoog leh wax loogu dhufto.
layso [Fal Gudbe3 | Verb Transitive3] (-stay, -satay)
Wax dhammaysasho. ld laaso.
qalalaaso [m.l]
ld qalalaas.
laa [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-laayay, -laysay)
ld lay.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg