laatiin
(m.l)

Far ama af qaddiim ah oo Roomaaniyiintii hore ku dhaqmi jireen.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh laatiin

dunida saddexaad [m.dh]
Waaddamada Aasiya, Afrika, iyo Laatiin Ameerika ayaa laysku yiraahdaa waddamada d. s., waa waddamo aalaaba sabool ah.

Barasiil []
Dalka barasiil (Af-Ingiriis: Brazil) oo loogu dhawaaqo Federal Republic of Brazil (Jamhuuriyada Fadaraalka Barasiil) waa dal ka soo jeeda bortaqiis, waa dalka shanaad ee ugu balaadhan aduunka ,koofurta Amerika iyo dhammaan qaarada laatiin Amerikaba. Dalka barasiil waxaa dhinaca bari ka marta badda Banweynta Atlantiga (Atlantic Ocean), oo leh xeeb dhererkeedu tahay 7,491KM. Baraasiil

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg