laayaan
(Magac Lab Khabar | Noun Masculine Predicate) (-nno, m.dh)

L. ah: nafley, nafleyda kale si naxariisdarro ah u waxyeeleysa.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh laayaan

adan [m.dh]
1. Libaaxa tan dheddig; gool. 2. Ugaarta ama dugaagga intooda laayaanka ah. 3. Koox libaaxyo ah.

dugaag [Magac Lab Urur | Noun Masculine Collective]
1. Bahalaha intooda hilib ku noolka ah. 2. Qof laayaan ah oo naxariis daran.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg