labadable
(m.l)L. ah: qof laba guri ka wada cunteeya.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh labadable ↴
labadablayn [m.f.dh]
eeg labadablee.
labadablee [Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2] (-leeyay, -leysay)
Laba guri ka wada cuntayn (qof).
labaddableyn [m.f.dh]
eeg labadablee.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg