labayso
(Fal Gudbe3 | Verb Transitive3) (-stay, -satay)

Wax la haystay, wax labaad ku darsasho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh labayso

galabayso [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-stay, -satay)
Ku g.: galab meel joogid.

halabayso [Fal Gudbe3 | Verb Transitive3] (-stay, -satay)
1. Timo halab ah samaysasho. 2. Xoolo la soo dhacay hilib ka qalasho.

labaysasho [m.f.dh]
eeg labayso. ld labaysad, labaysi.

lallabayso [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-stay, -satay)
Ka l.: wax meel yaal wada xaraasho.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg