labbisad
(m.l)

ld labbisasho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh labbisad

labbisasho [m.f.dh]
eeg labbiso. ld labbisad, lebbisad, lebbisasho.

labbis [m.l] (-syo, m.dh)
1. Dhar lagu xarragoodo. 2. Dhar gaar ah oo lagu yaqaano ciidamada, ardada iwm. ld lebbis¹.

labbis [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-say, -stay)
Qof dhar xirasho. ld lebbis².

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg