lasiman
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-mnaa, -mnayd)

La mid ahaansho; la cabbir ahaansho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh lasiman

joog ekeeye [m.l] (-yayaal, m.l/dh)
Xarriiq isku xira meelaha jooggoodu isku mid yahay ee ka sarreeya bad lasimanta.

lasimnaan [m.f.dh]
eeg lasiman. ld lasimnaansho.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg