le'ekaysii
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-iiyay, -iisay)

Ku jaangoyn; wax le'eg ka dhigid; la simid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh le'ekaysii

le'ekaysii [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iiyay, -iisay)
Ku jaangoyn; wax le'eg ka dhigid; la simid.

le'ekaysiin [m.f.dh]
eeg le'ekaysii.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg