li'i
(m.dh)

ld la'aan.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh li'i

la'aan [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg la'. ld la'aansho, la'i, li'i. la', la'aansho, la'i, li'i

aqoonli'i [m.dh]
ld aqoonla'aan.

awoodli'i [m.dh]
ld awoodla'aan.

ayaanli'i [m.dh]
ld ayaanla'aan.

diinli'i [m.dh]
ld diinla'aan.

kartili'i [m.dh]
ld kartidarro.

li'i [m.dh]
ld la'aan.

shaqali'i [m.l]
Waayitaanka la waayo wax laga shaqeeyo.

shaqoli'i [m.dh]
Hayn la'aanta aan shaqo la hayn.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg