loofarad
(m.dh) (-ddo, m.l)

Naag maalka aan dhaqaalayn ee si xun u isticmaasha.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh loofarad

loofar [m.l] (-rro, m.dh)
Nin maalka si xun u isticmaala ee aan dhaqaalayn.

loofar [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-ray, -rtay)
Ku l.: maal si xun u isticmaalid.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg