loollan
(m.l) (-nno, m.dh)

Dagaal ama tartan laba quwadood oo iska soo horjeeda ka dhexeeya.

loollan
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-amay, -antay; -ami)

Wax laysku haysto dagaal ama tartan u gelid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh loollan ↴

halgan [m.l]
Hawl ama wax kale oo qabashadooda loo dagaallamo ama loollan loo galo.

loollamid [m.f.dh]
eeg loollan².

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg