looxul-maxfuud
(m.l)

Diiwaan muslimiintu ay rumaysanyihiin in lagu qoro waxa adduunka ka dhaca ama ka dhici doona oo idil. ld looxalmaxfuud.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh looxul-maxfuud

looxalmaxfuud [m.l]
ld looxul-maxfuud.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg