low
(m.l) (-wyo, m.dh)

Bowdada iyo kubku meesha ay iska galaan dhankeeda sare; jilib.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh low

ebtelow [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-oobay, -owday; -oobi)
ld ibtilow. ibtilow

oggolow [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-laaday, -laatay)
Wax, wax oggolaaday noqosho.

faalallow [m.l] (-wyo, m.dh)
1. Nin faalka yaqaan. 2. Sixirrow. ld faalshow, faashow. Sixirrow, faalshow, faashow

gaalow [m.l]
Miro ka baxa geed abaareedka qaarkiis.

gaalow [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-oobay, -owday; -oobi)
Gaal noqosho.

ibtilow [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-oobay, -owday; -oobi)
Ibtilo la kulmid.

maadlow [m.l] (-wyo, m.dh)
Nin shaaciro badan.

oollow [Fal Gudbe3 | Verb Transitive3] (-looday, -lootay)
ld aal².

ooryawalaalow [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-oobay, -owday; -oobi)
Laba nin ooryawalaal noqosho. ld ooryowalaalow.

ooryowalaalow [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-oobay, -owday; -oobi)
ld ooryawalaalow.

l [m.dh] (la', laan, laam)
Xarafka laba iyo tobnaad ee xuruufta soomaaliga, ahna shibbane.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg