lugey
(m.l)

Qof lug la'.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh lugey

lugeyn [m.f.dh]
eeg lugee. ld lugeys.

lugeys [m.l]
ld lugeyn.

lug [m.dh] (-go, m.l)
1. Bilawga bowdada ilaa cagta ama qoobka. 2. Jeex weyn oo laag ku dara dhirna leh. 3. Socod aan gaadiid la fuushanayn.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg