luggelis
(m.l)

1. L. ah: xoogsade aan si joogto ah u shaqayn ee hadba kol shaqeeya. 2. ld luggelin.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh luggelis

luggelin [m.f.dh]
eeg luggeli. ld luggelis.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg