lugqaad
(m.l)

Kor u qaadidda lug kor loo qaado inta la maalayo rida.

lugqaad
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-day, -dday)

La l.: cid socod la billaabid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh lugqaad

lugqaadid [m.f.dh]
eeg lugqaad².

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg