luki
(m.dh)

Digaag.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh luki

digaag [Magac Lab Urur | Noun Masculine Collective]
Shimbir aan duulin, la dhaqdo oo hilibkeeda iyo ukunteedaba la cuno; dooro; luki. ld diyaad, diyaaj.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg