luqunjab
(m.l)

Qoor xanuun, barkin ka dhac.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh luqunjab

luqunjablayn [m.f.dh]
eeg luqunjablee.

luqunjablee [Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2] (-leeyay, -laysay)
Xoolo dhicis weyn soo ridid.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg