luuf
(Fal Gudbe1 | Verb Transitive1) (-fay, -ftay)

ld liif².

luuf
(m.l) (-faf, m.l)

1. Cad yar oo wax dhammaaday ka soo haray (hilib, rooti). 2. ld liif¹.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh luuf

uluufaad [m.l.t]
Tiro kumanyaal gaarta.

liif [m.l]
1. ld luuf. 2. Xashiish jilicsan oo ka hara alwaaxda la qoro. 3. Dhagax xalleefsan oo lagu luufo. 4. Qaynbaar. 5. Sooloji ahaan, dhisme timaha oo kale ah oo dheer, sida tifafka yar yar ee baalasha shimbiraha.

liif [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-fay, -ftay)
1. Liif ciyaarid. 2. Caatoobid. ld luuf.

liifid [m.f.dh]
eeg liif². ld luufid.

luufid [m.dh]
ld liifid.

luufluuf [Magac Lab Urur | Noun Masculine Collective]
Wax ka soo hara wax dhammaaday ama kala jajabay.

luufluuf [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-fay, -ftay)
1. Weel iwm dildillaacid. 2. Wax baabi'id.

luufluufi [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
1. Wax dildillaacin. 2. Wax baabi'in.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg