luufluuf
(Magac Lab Urur | Noun Masculine Collective)

Wax ka soo hara wax dhammaaday ama kala jajabay.

luufluuf
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-fay, -ftay)

1. Weel iwm dildillaacid. 2. Wax baabi'id.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh luufluuf

luufluufi [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
1. Wax dildillaacin. 2. Wax baabi'in.

luufluufid [m.f.dh]
eeg luufluuf².

luufluufin [m.f.dh]
eeg luufluufi. ld luufluufis.

luufluufis [m.l]
ld luufluufin.

luufluufsan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-naa, -nayd)
Wax luufluuf hayo ahaansho.

luufluufsanaan [m.f.dh]
eeg luufluufsan. ld luufluufsanaansho.

luufluufsanaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld luufluufsanaan.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg