luufluufid
(m.f.dh)eeg luufluuf².
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh luufluufid ↴
luufluuf [Magac Lab Urur | Noun Masculine Collective]
Wax ka soo hara wax dhammaaday ama kala jajabay.
luufluuf [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-fay, -ftay)
1. Weel iwm dildillaacid. 2. Wax baabi'id.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg