luulin
(m.f.dh)

eeg luuli².

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh luulin

macaluulin [m.f.dh]
eeg macaluuli. ld macaluulis¹.

xuluulin [m.f.dh]
eeg xuluuli.

luul [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-uulay, -uushay)
Carrab calalinta ay carruurtu carrabka calaliso.

luul [Magac Lab Urur | Noun Masculine Collective]
Iniino kulkulucsan, sida dhagaxa u adag oo cad ama midab kale leh aadna qaali u ah, kuna dhex jira laba qalbac oo dhulman ah oo laga helo badda gudaheeda.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg