luusluus
(m.l)1. Liqid la liqo cunto iyadoo aan la ruugin. 2. L. ah: qof waayeel ah oo tallaabada iyo waxqabdkuba dhibaan.
luusluus
(Fal Gudbe1 | Verb Transitive1) (-say, -stay)Cunto iwm iyadoo aan la calalin liqid.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh luusluus ↴
luusluusad [m.l]
ld luusluusasho.
luusluusasho [m.f.dh]
eeg luusluuso. ld luusluusad.
luusluusid [m.f.dh]
eeg luusluus².
luusluuso [Fal Gudbe3 | Verb Transitive3] (-stay, -satay)
Cunto iwm iyadoo aan la calalin liqid.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg