luusluusid
(m.f.dh)eeg luusluus².
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh luusluusid ↴
luusluus [m.l]
1. Liqid la liqo cunto iyadoo aan la ruugin. 2. L. ah: qof waayeel ah oo tallaabada iyo waxqabdkuba dhibaan.
luusluus [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-say, -stay)
Cunto iwm iyadoo aan la calalin liqid.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg