maaci
(m.dh)

1. Geedaha intooda dhuuxa adag. 2. Waxkastoo adag.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh maaci

damaaci [Magac Lab Khabar | Noun Masculine Predicate]
D. ah: qof damac badan.

gidaar-unug [m.l]
(baay.) Lakab sare oo adag oo ku wareegsan xuubka unugga ee dhirta iyo bakteeriyada laakiin unugga xayawaanku ma leh. Gidaarka unuggu waxa uu ilaaliyaa qaabna u yeelaa unugga dhirta maacila'da ama wuxuu siiyaa taageero makaanikee.

ijtimaaci [m.l]
Hanti bulshadeed.

qammaacid [m.f.dh]
eeg qammaac².

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg