maad

Qaabnax: m.dh  Isrogrogga:  

1. Gaashaan. 2. Meel lagu
gabbado.

maad1

Qaabnax: m.dh  Isrogrogga: (-do/-dooyin, m.l) 

Hadal ama sheeko lagu qoslo.


Ku Badal Luuqad Kale!

Ereyada la isku gaabiyay ee ‘Qaabnax’ fasiraadooda halkan ka eeg