maaddad
(m.dh)

ld maaddo. maaddo

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh maaddad

cuf [m.l] (-faf, m.l)
1. Inta walaxdu ka koobantahay maaddadeeda. 2. ld cub 1 (1).

daxal [m.l]
Dheeh cillaan guduud ah oo birta iyo xadiid-sulubka ku dul samaysma marka ay biyuhu la falgalaan maaddadooda; mirir.

haydroograafi [m.l]
(juqr.) Maaddada la xiriirta barashada biyaha ee dunida dusheeda ah, gaar ahaan marka la fiirinayo muuqaallada dabiiciga ah, rugaha, mugga, iwm.

macdan [m.dh]
(macaadin, m.dh) 1. Dhammaan khayraadka dabiiciga ah ee laga helo dhulka hoostiisa. 2. Walax bir ama birwalb ah oo dhulka gudihiisa laga helo sida dahabka, maarta, batroolka. 3. Maaddada alumminyam.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg