maaddi1

Qaabnax: m.l.kh  Isrogrogga:  

M. ah: qof lacagta, xoolaha aad
u jecel oo dantiisa wax kasta ka hormariya.

maaddi2

Qaabnax: m.l.kh  Isrogrogga:  

(fiis.) M. ah: tibix la cabbiri
karo ama qiimaheeda xisaabeed la soo saari
karo.


Ku Badal Luuqad Kale!

Ereyada la isku gaabiyay ee ‘Qaabnax’ fasiraadooda halkan ka eeg