maadee
(Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2) (-deeyay, -deysay)

(riw.) Hadal ama sheeko lagu qoslo sheegid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh maadee

maadeyn [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg maadee. ld maadeys. maadee, maadeys

jaajaale [m.l] (-layaal, m.l/dh)
Qof maadlow ah oo dadka ka qosliya; maadeeye.

silsilad [m.dh] (-do, m.l)
1. Xarig ka samaysan ilo ama garangarro bir ah ama wax kale oo middiiba mid ku gudajirto. 2. Taxane gabay ama maadees ama sheeko.

maad [m.dh]
1. Gaashaan. 2. Meel lagu gabbado.

maad [m.dh] (-do/-dooyin, m.l)
Hadal ama sheeko lagu qoslo.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg