maadeys
(m.l)

1. (riw.) (-syo, m.dh) Jilid qosol leh. 2. ld maadeyn. maadeyn

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh maadeys

maadeyn [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg maadee. ld maadeys. maadee, maadeys

maadeysad [m.l]
ld maadeysasho. maadeysasho

maadeysasho [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg maadeyso. ld maadeysad, maadeysi. maadeyso, maadeysad, maadeysi

maadeysi [m.l]
ld maadeysasho. maadeysasho

maadeyso [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-stay, -satay)
Ku m.: qof ku dheeldheelid.

dawax [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-xay, -xday; -wixi)
Ku d.: cid ku maadeysasho.

goosgoos [m.l]
1. Ereyo ama dood laba qof isdhafsato. 2. (riw.) Maadeys gaaban oo aan duluc keliya ka hadleyn ee arrima dhawr ah midba la soo bandhigo. 3. ld googgoos.

masrixiyad [m.dh] (-do, m.l)
(riw.) Sheeko murti iyo maaweelo leh oo lagu bandhigo masrax; riwaayad, maadeys.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg