maadeyso
(Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3) (-stay, -satay)

Ku m.: qof ku dheeldheelid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh maadeyso

maadeysasho [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg maadeyso. ld maadeysad, maadeysi. maadeyso, maadeysad, maadeysi

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg