maadlow
(m.l) (-wyo, m.dh)

Nin shaaciro badan.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh maadlow

jaajaale [m.l] (-layaal, m.l/dh)
Qof maadlow ah oo dadka ka qosliya; maadeeye.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg