maahi
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-iyay, -isay)

Wax maahsan ka dhigid; is m.: qof caqligiisu maqanyahay iska dhigid; is khaafin.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh maahi ↴

maahin [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg maahi.

maahmaahid [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg maahmaah².

amaahi [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
Qof amaah siin.

amaahin [m.f.dh]
eeg amaahi. ld amaahis.

amaahis [m.l]
ld amaahin.

amaahiye [m.l] (-yayaal, m.l/dh)
Cid amaah bixisa.

ismaahi [Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2] (-iyay, -isay)
Qof wax maahsan iska dhigid.

ismaahin [m.f.dh]
eeg ismaahi. ld ismaahis.

ismaahis [m.l]
ld ismaahin.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg