maahmaah
(m.dh) (-ho, m.l)

Erayo kooban, qaafiyad leh, oo sheegaya murti waayo-aragnimo xambaarsan. ld maahmaahyo.

maahmaah
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-hay, -hday)

Maamaah sheegid ama allifid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh maahmaah

maahmaahid [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg maahmaah².

maahmaahyo [m.dh]
ld maahmaah¹.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg