maahmaahid
(Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine)

eeg maahmaah².

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh maahmaahid ↴

maahmaah [m.dh] (-ho, m.l)
Erayo kooban, qaafiyad leh, oo sheegaya murti waayo-aragnimo xambaarsan. ld maahmaahyo.

maahmaah [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-hay, -hday)
Maamaah sheegid ama allifid.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg