maakhad
(m.dh)

1. Awood, karti. 2. Hadal been ah.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh maakhad

maakhadee [Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2] (-deeyay, -deysay)
U maakhadee cid been ku madadaalin.

maakhadeyn [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg maakhadee.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg