maakhadee
(Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2) (-deeyay, -deysay)

U maakhadee cid been ku madadaalin.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh maakhadee

maakhadeyn [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg maakhadee.

maakhad [m.dh]
1. Awood, karti. 2. Hadal been ah.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg